Somaliland: Boqor Cisamaan Buurmadaw Oo Ka Hadlay Shirar Lagu Kala Dhawaaqay Oo Beesha Biciide Qabsanayso

Boqor Cisman Aw Maxamuud Maxamed{Buurmadaw] Oo Hadda Dalka Jsl Kaga Maqan Safar Debada Ah Ayaa Qoraal Kooban Oo Uu Soo Dhigay Barataha Baraha Bullshada Ee Facebook Waxaa Uu Kaga Hadlay Shirar Lagu Kala Qaybsanayahay Oo Lagaga Dhawaaqy Magaalada Haragysa
Waxaana Boqorku Yidhi Isaga Oo Ka Hadlaya…..

Wargelin
Waxaa beryahan warbaahinta Lagu arkaayey labashir oo ay kubaaqayeen waayeelka iyo madaxdhaqameedka.beelaha
Biciide iyagoo sookalasaaray laba mudo oo iskhilaafsan waxa kale oo aan arkaayey dhaliyaro iyo haween kahadlay iyaguna warbaahinta madaxa banaan taas oo aanay beeshu dhaqan u lahayn aad iyo aad baan uga xumahay inay dhacdo sidaas awgeed maadaama aan ahay odaygii guud ee beesha waxaa igu waajib ah inaan soofarageliyo
Sidaa awgeed waxaan go aan ku gaadhay inaan soo gaabiyo safarkaygii debeda oo aan u joogay hawlo caafimaad insha allaah waxaan mudo kooban ku eg sadex beri gudahood dib ugu noqdo dalka gudihiisa sidaas awgeed
Waxaynu qabsan doonaa shir loo dhanyahay
Waxaan ogaysiiyey darafyadii kalawaday
Labadaas shir waxaan kale oo kuwergeliyey inlajoojiyo in diblooga hadlo warbaahinta
Siloogo dhawaaqo waxlagu midaysanyahay oo dhakhso ah insha allaah guul iyo gobanimo
Wabilaahi tawfiiq

 

Comments

comments