Maaliyahada ay Barcelona ku ciyaari doonto fasal ciyaareedka 2017-18 oo la shaaciyay

24

Waxaa la xaqiijiyay maaliyada ay Barcelona ku ciyaari doonto mininkeeda kal ciyaareedka soo socda.

Laakiin weli lama xaqiijin maaliyada ay dibadda ku ciyaareyso iyo kuwa saddexaad, hayeeshee warsidaha Sport ayaa sheeganaya in maaliyada ay Barca ku ciyaari doonto kulamada bannaanka ay noqon doonto mid Gaduud ah halka maaliyadda saddexaadna ay noqon doonta buluug biyo biyo ah.

Barcelona ayaa sidoo kale iska badeshay xayaysiintii ay maaliyadeyda ugu sameynaysay Qatar Airways oo waxay ku badeshay oo ay heshiis la gaartay Rakuten ee ah shirkad Jabaanees ah oo ka ganacsata Elektrooniga.

 

Comments

comments

SHARE