Murashaxa Madaxweynaha ahna guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Enj.Faysal Cali Waraabe, ayaa magacaabay guddoomiyeyaasha goballada Togdheer iyo Awdal iyo weli ba sida oo kale mas’uuliyiinta heer gobal ee Xisbigaasi u meteli doona gobaladdaasi.