Toos U Daawo Ciyaarta Ugu Danbeysa Liga Ee Chelsea vs Sunderland (Live Stream)

Kaliya John Terry, Willian & Fabregas ayaa ku siyaado ah shaxda uu Antonio Conte kusoo dagaal galay dhamaan xilli ciyaareedka waxeyna badaleen Cahill, Matic iyo Pedro oo kursiga keydka wada fadhiya.

Kabtan Terry wuxuu isku diyaarinayaa galabta inuu koobkiisii shanaad ee Premier League gacanta ku dhigo waana kabtanka ugu guulaha badan koobkaas.

Comments

comments

SHARE