Toos U Daawo Ciyaarta Man City Dhimashada U Dhawatay Ee Watford vs Manchester City

Pep Guardiola ayaa go’aansaday inuu kusoo bilaabo shaxdii ugu dambeysay oo uu guusha kaga gaaray West Brom iyadoo John Stones uu kusoo bilowday kursiga keydka halkii la filayay inuu daafaca dhexe ka badalo Kompany.

Aguero iyo Jesus si wadajir ah ayey ugu soo bilowdeen safka hore iyadoo Silva iyo Yaya Toure ay noqdaan labada xidig ee ugu wacan isfahmaka khadka dhexe.

Dhanka Watford waxaa kursiga keydka kasoo muuqday Zunida iyo Watson – halka Niang, Cleverley iyo Capoue ay kusoo bilowdeen.

Comments

comments

SHARE