Toos U Daawo Ciyaarta La Kala Baxayo Kaalinta 4 Ee Xiisaha Iyo Xamaasada Badan Arsenal vs Everton (Live Stream)

Tababare Arsene Wenger ayaa wali adeegsanaya shaxda uu qaabka wanaagsan ka dhex fahmay ee sadexda daafac, Koscielny ayaa dib ugu soo laabtay shaxda Gunners halka Mustafi uu gabi ahaanba kulanka ka maqan yahay.

Sidoo kale Olivier Giroud ayaa keydka fadhiya iyadoo Sanchez iyo Ozil ay caawin doonaan Welbeck oo weerarka kusoo bilowday.

Dhanka kale Ronald Koeman ayaa go’aansaday inuu weerarkiisa kusoo bilaabo Mirallas, Valencia iyo Lukaku isagoo keydka dhigay Ross Barkley.

Comments

comments

SHARE