Toos U Daawo Ciyaarta Ku Dhimashada Kaalinta Saddexad Ee Liverpool vs Middlesbrough (Live Stream)

Jurgen Klopp ayaa go’aansaday inuu si wadajir ah weerarka ugu soo bilaabo Firmino, Coutinho iyo Sturridge isagoo keydka dhigay Lucas oo khadka dhexe inta badan ku jiray kulamadii ugu dambeeyay waxaana safka hore kusoo laabtay Lallana.

Agnew oo maamula Boro wuxuu go’aansaday inuu kursiga dhigo Alvaro Negredo isagoo ka doorbiday Gestede inuu weerarka u adeegsado.

Comments

comments

SHARE