Si Toos Ah Uga Daawo Shabakada Wargane Ciyaarta Xiisaha Badan Ee Juventus Vs AS Monaco (Live Stram)

Juventus ayaa soo dhawaynaysa kooxda AS Monaco oo ay kulankii lugta hore ee afar dhamaadka 2:0 ku soo garaacday. Kooxda Maxi Allegri ayaa 90 daqiiqo u jirta in ay soo gaadho finalka Champions Leaque-ga ee horaanta bisha June ka dhici doona magaalada Cardiff ee Wales. Kooxda Old Lady ayaa caawa noqonaysa kooxdii abid ugu horaysay ee horyaalka Talyaaniga ah oo 250 kulan ka soo muuqatay tartamada UEFA ee kooxaha yurub waxayna hal kulan ka sarre martay AC Milan.

Comments

comments

SHARE