Xalkan Si Toos Ah Uga Daawo ciyaarta Xiisaha Badan Ee Real Madrid Vs Atletico Madrid (Live Steam)

Kooxaha Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa Santiago Bernabeu ku ciyaaraya kulanka lugta hore ee afar dhamaadka Champions leaque-ga iyada oo kulankani uu ku celis u yahay finalkii Milano ee xili ciyaareedkii hore oo ay Real Madrid koobkan ka qaaday kooxda ay dariska yihiin ee Atletico Madrid. Los Blancos ayaa doonaysa in ay kulanka Bernabeu shaqada ugu wayn sii qabsato maadaama oo ay kulanka lugta labada booqan doonto Vincente Calderon oo ay Atletico Madrid marti ugu noqon doonto.

Comments

comments

SHARE