Xagan Si Toos Ah Uga Daawo Ciyaarta Xiisaha Iyo Xamaasada Badan Ee Everton Vs Chelsea

89

Tababare Antonio Conte ayaa kusoo galay safkii uu caanka ku ahaa isagoo keydka u dhaadhiciyay Cesc Fabregas wuxuuna kulankaan kusoo bilaabay Pedro Rodriguez oo lamaan weerarka kula noqon doona Hazard iyo Costa.

Matic iyo Kante ayaa si wadajir ah ugu soo bilowday, halka daafaca uu yahay midkii ay kooxda ku caan baxday xili ciyaareedkaan.

Ronald Koeman ayaa markaan isku shaandheyn ku sameeyay kooxdiisa, Davies ayuu ku lamaaniyay Valencia iyo Lukaku, halka Barkley uu dhexda la gali doono Gueye.

Comments

comments