Wasiir ku-xigeenka Amniga Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa shaaca ka qaaday in gacan bir ah lagu dhiggi doonno qaar ka mid ah xisbigga waddani oo ku baaqay dagaal.

Hadalka Wasiir Ku-xigeenka ayaa daba-socoda hadal hore uga soo yeedhay Wasiirkii horre ee wasaaradda Hawlaha guud iyo guriyeyna Cabdirisaaq Khaliif.

Comments

comments