Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu eedihii ugu cuslaa u jeediyey raysal wasaaraha Somaliya Xassan Cali Khayre isla markaana uu u hanjabey

Waxaa uu sheegay In Raysal wasaaruhu isaga oo aan gaadhi karin degmada uu ka soo jeedo ee Dayniile ee duleedka Moqdisho uu ku riyoonaayo in uu ciidamadii Somaliya ka dhiso magaalada Buuhoodle oo ku taala dhulka Somaliland

Sidoo kale Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu u hanjabey Somaliya Gaar ahaan Raysal Wasaaraha

Comments

comments