Guddoomiyaha Aqalka Baarlamaanka Jsl Ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdillahi Cirro ayaa waxa uu maanta soo Kormeeray Diiwaan gelinta Gobalka Saaxil Iyo Jawiga Oo Dagan lagu qaybinyey Kaadhadhka Codbixiyaasha

Comments

comments