Somaliland: Maydka Nin Aan La Garanayn Cidda Dishay Oo Laga Helay Duleedka Hargeysa

1451

Maydka nin aan la garanayn cidd dishay ayaa laga helay duleedka caasimada Hargeysa ee Somaliland.

Marxuunka maydkiisa xalay la helay Ayaan ilaa hadda la garanayn cidd dishay waxaa loo malaynayaa in xalay la dilay.

Ciidamada booliska Somaliland ayaa wada baadhitaano la xidhiidhay cidda dishay marxuunka ee markii danbena soo dhigtay duleedka Hargeysa,waxaana maydka Marxuunkan lagu hayaa talaagada Maydka ee cusbitaalka magaalada Hargeysa.

Comments

comments