Toos U Daawo Ciyaarta Darbi Manchester Man City Vs Man United Kulankan Caawa Iyo Jawiga

Manchester City ayaa Etihad Stadium ku soo dhawaynaysa kooxda ay dariska yihiin isla markaana sida wayn u xifiltamaan ee Manchester United. Labada kooxood ayaa kulankan ciyaaraya iyaga oo hal dhibic oo kaliya ay Manchester City kaalinta afraad ugaga hayso sidaa daraadeed waxa ay Jose Mourinho iyo Pep Guardiola si wayn ugu dagaalamayaan sidii ay u sii xoojin lahaayeen rajada ay ka qabaan in ay Champions Leauque-ga u soo baxaan.

Comments

comments

SHARE