Baafin: Xisbiga Waddani Oo Laga Dhex Baafinyo Cabdirashiid Xasan Mataan iyo Ibraahn Mahd + Daaud Food Cadde

242

Baafin Xisbiga Waddani oo laga Dhex Baafinayo Xogahayahii Warfaafinta Cabdirashiid Xasan Mataan Oo Laga Dhex Layahay Gabi ahanba Xarumihii Xisbiga Waddani Iyada Oo La Anayey In Xilkiisi U Buxiyey Wiilka Yar Ee U Xirsi Adeer Ka U Yahay Ee Lagu Magacaabo Muniir Axmed Cigaal

Sidoo Kalana Waxa Laga Baafinaya Afhayeenkii Xisbiga Waddani Oo Laga Layahay Xarumihii Xisbiga Ibraahin Mahdi Buuba Oo Ga Cadhooday Arrimaha Xisbiga Iyo Siyaasad Xumada Mar Qudhata Ku Soo Habsatay Isaga Oo Inamo Yar Yar Oo Dhawaan La Magacaabay Ay Isku Igmadaan Afhayeenki Iyo Warfaafintii Xisbigaba

Sidoo Kala Daaud Xuseen Jama Ayaa Isagana Laga Layahay Inu Ka Soo Xaadiro Xarumihii Xisbiga Oo U Ka Haajirooday Mudo 3 Bilood ah aanu ka soo ag wareegin Xurumaha Xisbiga Waddani Iyo Shirarkaba Iyada Oo  U Gaga Maqan Yahay Is Man DHeefka Xisbiga Dhexdiisa Iyo Is Dhex Yaca Xisbiga

Saddexdan Siyaasi Oo Awal Goob Joog Ka Ahan Jirey Goobkasta Oo Goddmiye Cirro Jooga Iyo Xarunta Xisbigaba Ayaa Aan Mudo 4 Bilood Ah Iska Soo Xaadirin Xafiisyadii Xisbugu Leha Oo Lagu Shiki Qabo Ina Wada Hadalo Xam Xam Ah La Furan Xisbul Xakimka Talada Dalka

 

 

Comments

comments