Toos Uga Daawo Ciyaarta Xiisaha Iyo Xamaasada Badan Ee Arsenal Vs Leicester City (Live Steam)

280

Tababare Arsene Wenger ayaa kulankii saddexaad oo xidhiidh ah ku soo shirtagay shaxda 3-4-3 oo ah saddex difaac ah afar dhex ah iyo saddex weerar ah laakiin waxaa saddexda difaaca ah kulankan ku soo wada bilawday Gabriel, Koscielny iyo Monreal oo lagu badalay Holding kaas oo gabi ahaanba kulankan ka maqan kooxdiisa Gunners.

Comments

comments

SHARE