Toos U Daawo Kulanka Xamaasada Badan Ee Deportivo Vs Real Madrid (Live Steam)

Tababare Zinedine Zidane ayaa shaxdiisa isbadal ku sameeyay wuxuuna kulankan soo safay xidigaha aan inta badan shaxdiisa sida joogtada ah ugu soo bixin ee Isco, Kovacic, Lucas Vazguez, Marco Asensio, Morata, Danilo iyo James Rodriguez waxaana sidoo kale kaydka ku jira Casemiro, Modric, Benzema iyo Varvajal halka xidigo muhiim ah marki horeba liikan ay ka maqnaayeen.

Comments

comments

SHARE