War Deg Deg Ah: Khilaaf Xoogan Oo Mar Labaad Ka Dhex Qarxay Xisbiga Waddani + Cabdirashi,,,,,,

Warar xoga gaal ah oo ay halaso Shabakada Wargane Ayaa Waxay sheegaya inu khilaaf adag soo kala dhex galay hogganka sare e xisbiga waddani ka soo ka bilamay dhinaca Warfaafinta Xisbiga Waddani iyado ninkii loo igmaday xoghayaha warfaafinta xisbiga Waddani Lagaga Qaaday Shaqadiisi Af-Duub Xoogan Oo U Xirsi Hoosta Ku Watay

Cabdirashiid Xasan Mataan oo ah Xoghayaha Xisbigga mucaaridka ah ee waddani oo la jihow wareersan Xaalada u marayo xisbigu aya waxa hal mar hawshiisi afduub ku qabsaday wiilka u Adeerka u Yahay Xirsi Cali Xaaji Xasan Ee Lagu Magacaabo Muniir Axmed Cigaal Oo Aan Siyaasada Wax Badan Ka Garaneyn Aqoon Ku Filan Aan U Lahayn ,

Cabdirashiid Xasan Matan Ayaan Bilihi Ugu Danbeysan Laga Dhex Baafinyey Xisbiga Waddani Isagu Ku Dhako Faaray Arrimaha Xisbiga Oo Meel U Jaan Iyo Cidhib Sarey Ila Hada La Hayn ayaa waxa Xoghayahii Xisbiga La Wareegay Wiila U Adeer Ka U Yahay Xirsi Cali

Sidoo Kalan Khilaafkan Ayaa Kasoo Yaadhayah Xisbiga Waddani Oo Waxa Sido Kale La Baafinayah Af Hayaankii Xisbiga Waddani Ibraahin Mahdi Buuba Oo La Layahay Wali Meel U Ku Danbeeyey Iyada Oo Hawlihi Xisbiga Uga Yaacay Caruur yar Yar Oo Aan Aqoon Buuxda U Lahayn Xilalka Loo Igman Isku Qorey

Sidoo Kalan Daa,ud Xuseen Jaamac Oo Hore U Ahan Jiray Xogahaya Arrimaha Gudaha Xisbiga Waddani Ayaa Waxay Khilaaf Xogan Isku Hayan Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro Oo U Ku Qacan Saydhay Inu Ka Aqbalo Xilkii Inderki La Dul Dhigay Ee Ah Xoghayaha Wasaarada Beeraha Oo U Inderkii Iimka Booska Ka Hayo Xukuumadda Somalialnd

Hadaba Khilaafkan Ayaa Lala Jihow Wareersan Yahay Iyado Laga Layhay Xarunti Xisbiga Waddani Cabdirashiid Xasan Mataan Iyo Ibraahin Mahdi Buuba Balse Soo Noqoshada Cirro Wax Ma Ka Badali Doonta?

Balse Khilaafkani Xago Ku Danbeyn Doona

Comments

comments