Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa waxaa uu eedo kulul warbaahinta u soo mariyey gacan yarayaasha madaxweyne Siilanyo

Muddane Xirsi ayaa uu adeegayaasha madaxweyne Siilanyo ugu baaqey in aaney fashilinin ama aaney guul dareenin qarankan oo ay wax u qabtaan dadka gar gaarka iyo gacan qabashada u baahan

Comments

comments