Boqolaal qof oo ah tageerayaasha xisbiga Waddani ayaa waxaa ay maanta magaalada Hargeysa si heer sare ah isla markaana fooladeyn u muuqata ugu soo dhaweyeen wafti hogaaminaayo musharaxa madaxweyne ee xisbigaasi oo mudooyinkii ugu danbeeye safar ugu maqanaa qaar ka mid ah dalalka qaarada Yurub.

Comments

comments