Somaliland: Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Mashruuca Biyo Balaadhinta Xumbo Weyne,

353

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo ay wehelinayaan wefti balaadhan ayaa ka qaybgalay xaflad loo qabtay furitaanka Biyo Xidheenka Xumbo weyne oo maanta lagu qabtay Laas-deero. Goordhaw naga filo wararkaasi oo muqaalo iyo qoraalo ah

Comments

comments