Toos U Daawo Ciyaarta Xiisaha Iyo Xamaasada Badan Ee El-Clasico Real Madrid Vs Barcelona (Live Steam)

461

 

Real Madrid ayaa Santiago Bernabeu ku soo dhawaynaysa kooxda ay sida wayn koobka La Ligaha ugu xifiltamayaan ee Barcelona. Real Madrid ayaa haysata fursad wayn oo ay ugu yaraan ku sii xejisan karto saddexda dhibcood ee ay hogaanka La Ligaha ku hayso waxayna sidoo kale hoganaka ku qabtan kartaa lix dhibcood haddii ay guul ka gaadho Barcelona.

Sidoo kale Barcelona ayuu kulankani uga dhigan yahay final ay xili ciyaareedkeeda ku badbaadsan karto waxayna guul ay gaadho Barcelona sabab u noqon kartaa in si xoogan ay iskugu dhegsanaan karaan Real Madrid. Kulankan ayaa si wayn u go’aamin kara jahada uu koobka La Liga u socon doono.

Comments

comments

SHARE