Guddoomiyahii garabka dhallinyarada Heer Qaran Ee WADDANI Md. Maxamed Siddiiq Cabdillaahi (Dhamme) iyo weli ba sida oo kale xoghayahii ciyaaraha ee Xisbigaasi Md.Yoonis Axmed Yoonis oo muddooyinkii dambe ku xidhnaa saldhiga dhaxe ee magaalada Hargeysa, ayaa gebi ahaan ba ka soomay cuntadii la cunaayey ka dib markii ay cabasho xooggan ka muujiyeen xadhiga ay illaa hada xidhan yihiin oo ay ku tilmaameen in uu yahay mid sharci

Comments

comments

SHARE