Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu dhaliilo xoogan u soo jeediyey kominshanka doorashooyinka oo uu ku sifeeyey qaar jilicsan isla markaana hawlahoodu  gaabis yahiin,,

Sidoo kale gudoomiyaha Faysal ayaa waxaa uu sheegay in xidhiidhka ay guddida doorashooyinku ay la leeyihiin beesha caalamku  uu yahay mid aadu jilicsan oo aan fiicneen

Dhinca kale Muddane Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu magac cusub u bixiyey xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo uu u bixiyey ( Waddani Kulmiye) isaga oo sabab uga dhigay hadalkaasi in siyaasiyiintii ugu fir fircoona xisbiga Kulmiye ay hada shookaanta hayaan Isteerinka  xisbigaasi oo ay ugu fadalo ca cad yahiin

Sido kalana Waxa Uu Faysal Cali Waraabe Sheegay In Doorashadani Ka Dowantahay Doorashooyinkii Hore Ee Jsl Waxanu Sheegay Inay Hoos Isku Warystaan Asxaabta Qaranka Iyo Xukuumadu Wixi Qabya ahna La Dhamaystiro,,,,,,,,,,,,,,,

Comments

comments