War Deg Deg Ah: Hordhaca Natiijada Isku Shandhaynta Xukuumadda Siilaanyo + Wasiirka Ugu Tuhunka Weyn La Casi,,,,

2990

Warar Lagu kalsoon yahay oo naga soo gaadhaye dhanka iyo qasrigga madaxtooyadda Jsl Ayaa waxa Sheegayan In Gacanata Hore Ee Madaxweyne Siilaanyo Ku Dul Dhacayso Wasiirka Ugu Tuhunka Weyn Xukuumadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Safta Ugu Horaysa  Xilka Lagaga Qaadayow Iyado Isku Shandhayn Balaadhan Bishan Gudahaga Ka qabsoomi Doonta Dalka

Isku shandhayntan oo ka dowan ku wii hore oo ay la socdaan wassarado cusub Iyo Wasarado La Kala Jibin Doono Oo Wasiiro Cusub Loo Magacabyow

Warar Xogo Gaal Ah oo soo gadahaye Xafiiska Warabaahinta Shabakada Wargane ayaa waxay sheegayan in bishan gudahoda lagu qaban doono isku shandhaynti ugu dambeysay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

Iyado La Isku Badalyo Wasiirada Ugu Tuhunka Badan Xukuumadda Siilaanyo Oo Ay Ka Mid yihiin Wasiirka Qasriga Maxadtooyadda Jsl Md Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Ku Qoran Xil Ka Qaadis Isagu Lagu Badayo Wasiirka wasaarada hawlaha guud Cali mareexan

Iyado loo magaacabyo Wasiirka Mayarkada Berbera Cabdishakuur M Ciddin

Sido kalana waxa La Kala Qaybiin Doona Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Lo Kala Jabiin Doonw Saddex Wasaradood Oo Kala Noqon Doona Wasaarada Arrimaha Gudaha Iyo Wasaaradda Aminga Iyo Dib U Dajinta Iyo Wasaarada Dawlada Hoose

Waxana Sido Kala La kala Jabin Doona Wasaaradda Waxbarashadda Oo La Kala Qaadi Doono Wasaaradda Tacliinta Sare Iyo Ta Hoose

Iyada Oo Wasaarada Waxbarashada ee Dugsiyada Hoose Loo Magacaabi Doono Guddoomiye Ku Xigaanki Hore Ee Xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed Oo Imkkan Ka Tirsan Xisbul Xaakimka Kulmiye

Xaga Wasaaradda Tacliinta Saran Loo Magacaabi Doono Wasiirki Hore Ee Maaliyada Jsl CabdiCasiis M Samaale

Sido Kale Ina Waxay Warar ku Ku Daran In Xilka Laga Qaadi Doono Wasiirka Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Adan Iyada Oo Aan La Shaacin Cidi Lagu Badali Laha

Wargane News Iisha Ku Hay

Comments

comments