Waxa meel adag maraysa oo maalinba maalinta ka danbaysa kasii daraysa xaaladda Abaareed ee kajirta deegaanada gobolada Bariga Somaliland,waxaana deegaanka Gudla-haadle oo hoos yimaada degmada Ceel-afwayn ee galbeedka gobolka Sanaag haraad iyo gaajo ay abaartu sababtay ugu geeriyooday hal

Comments

comments