Xisbigga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka dhawaajiyey Iaanay Jirin Kalsooni anay ku Qabiin Komishanka Doorashooyinka Kadib Hadalo ka soo yaadhay Cabdillahi jawaan oo ah la taliyah madaxweyne Siilaanyo

Iyado Sidoo kalan shalay kulan balaadhan ay ku wada yaashan komishanka iyo Xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid Oo aany ka soo Xadirin Reer Waddani

Waxanay Sidoo Kala Ka Hadlay Xadhigga Lagula Kacay Guddoomiyaha Garabka Dhalinyarad Xisbiga Waddani Oo Mudo 5 Cisho ah ku dhex Sooma Jaalka Isaga Oo anu Jirin Wax loo Qoonsaday Dambiggisa

Comments

comments