Somalia: Maxa Ku Cusub Madaxweyne Farmaajo Iyo Dawlada Shiinaha Farmaajo Oo Ka Aqba,,,

Madaxwaynaha dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa  warqaddaha aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay Safiirka  cusub ee dowladda Shiinaha u fadhiisan doonna magaaladda Muqdisho ee xarunta  Soomaaliya.

Mudane Qin Jian ayaa dhowaan dowladda Shiinaha u soo magacowday Danjiraheeda Soomaaliya, waxaana  labada Dowladood uu ka dhaxeeyo cilaaqaad wanaagsan.
Xiriirka diplamaasiyeed ee Soomaali iyo shiinaha wuxuu bilowday bishii december ee sanadkii 1960kii, iyadoo heshiiskii ganacsi ee u horreeyay ay kala saxiixdeen bishii june 1963dii. xiligii dagaalkii qaboobaa, dowladii Soomaaliya waxay u ololaynaysay in laga qaado xayiraadii dimlamaasiyadeed lagu hayay wadanka shiinaha, waxayna taageertay in kursi joogta ah laga siiyo gollaha ammaanka ee qaramada midoobay.

Comments

comments