Wasaarada waxbarashada Somaliland ayaa waxaa ay ruqsadii kala noqotey saddex jamacadood oo dalka ka hawl gala ka dib markii lagu soo eedeyey in ay buuxin kari waayeen shuruudihii jamacad looga bahaanaa .

Saddex jamacadood oo uu ku dhawaaqey wasiirka wasaarada waxbarashadu ayaa kala ah 1. Togdheer International University [ Ku Taala Burco ] 2.Al Maxad Al Caali University [ Ku Taala Bariga Hargeysa ] 3.Horn International University [Ku Taala Hargeysa ] .

 

Comments

comments

SHARE