Somaliland: Sheekh Khaliil Oo Ku Dhawaaqay In La Tukedo Salaad Roob Doon Ah

Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa waxaa uu ku dhawaaqey wakhtiga mar kale guud ahaan dalka oo dhan laga tukan doono salaad roob doon ah maadama oo wali dalka ay ka jirto abaartii

Wasiirka ayaa sheegay in maalinta Sabtida ah ee soo socota dalka oo dhan laga tukadan doono salaad roob doon ah

Comments

comments