War Deg Deg Ah: Ma Dhabaa Inu Samaale Loo Magacaabo Xil Wasiirnimo Balse Maxa Loo Mag,,,

Ilo Xogo Gaal ah oo imika soo gaadhay xafiiska warbaahinta shabakadda wargane ayaa waxa sheegayan sida ay warku tibaxayan in isku shandhaynta cusub ee miiska saran Dib lugu lifaaqayo Cabdicasiis  M Samaale Oo Hore U ahan jiray Wasiirki hore maaliyadda Jsl Hadaba sida ay waraku sheegayan ayaa waxa Samaale Loo Magaacaye Wasaarad Cusub Balse Waa Taa?

Hadaba Sida ay wararku Ugu Danbeyey Ee Naga Soo Gaadha Dhanka Qasrigga Madaxtooyada aya waxa Madaxweyne Siilaanyo Iyo Bahda Kala Shaqaysa Dhanka Isku Shandhaynta Miiska u saran In la sameeyo wasaarado cusub Oo ay ka mid Yihiin Wasarada Wax Barashada Iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo La Kala Qaybin Doono

Hadaba Madax Olalaha Xisbiga Kulmiye Mr Samaale Oo In Dhawaydba ka Soo dhex muuqda bahada xukuumadda aya waxa la sheegay in ay sameynaso wasaarada cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada La Kala Jabinayo In Loo Magacaabyo  wasaarada tacliinta sare .

Sida ay waraku nagu soo gaadhayeen aya waxa sheegayn in dhawaan loo magacaabi doono Cabdi Casiis M Samaale Balse Ma Yaali Doon? Ka Dhiibo Aragtida

iisha ku hay bahda shabakadad warganenews.com

Comments

comments