War Degdeg ah: Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo Xukuntay Cabdimaalik Cooldoon.

Warka Hada Soo Gaadhaya Xafiiska Warbaahinta Wargane ayaa Sheegaya in Wariye Cabdimaalik Cooldoon la Xukumay.

Cooldoon oo In dhawayd ba u Xidhnaa Kiisas lagu helay oo uu kaga Soo horjeeday Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Lagu Helay Dambigaas, Maxkamadduna waxay ku Xukuntay Laba Sanno oo Xadhig ah.

Warkan oo dhamaystiran Dib ayaanu idiinku Soo gudbin Doonaa.

Comments

comments