War Deg Deg Ah: Maxa Ka Jire In Wasiir Qabyo-Xilka Laga Qaadayo + Meesha Lagu Wareejinyo Yaab

Warar xoga gaal ah oo hada soo gaadhaya xafiiska shabakadda wargane ayaa waxay tibaxayaan inu la sameyn doono wasaaradu cusub iyo Wasiiradad loo amagaacabayo xilalka wasaaradaha la magacaabayow

Hadaba aanu ku horeyna Sida ay wararku tibaxayaan ayaa waxa la sheegaye inu noqon doono wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Jsl Mr. Maxamed Ibrahim (Qabyotire) Oo lo Magacaabayow wasaarada aminiga qaranka Oo La Filayo Inu Dhawaan Madaxweyne Siilaanyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Uu Kala Qaadi Doonow Saddeax Wasaaradood

Oo Kala Noqon Doona Sidan Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Wasaaradda Amniga Qaranka Iyo maamulka dawladaha hoose .

Hadaba Waxa Ay Inataa Wararku Raacinayeen In Todabaadan Gudihiisa Ay Soo Bixi Doonto Isku Shandhayn Balaadhan Oo Xilal Badan La Magacaabi Doono

Comments

comments