Marwo Edna Aadan oo ka mid ah haldoorka Somaliland isla markaana hore u aheyd wasiirkii arimaha dibada dawladii Riyaale ayaa waxaa ay markii ugu horeysay ay ka hadashey mawqifkeeda saldhiga ciidan ee Berbera laga siiyey Dawlada Imaraadka

Marwo Adna Aadan waxaa ay sheegtay in magaalada Berberi ay dacneed isla markaana ay u baahneed maalgalin , sidoo kale Edna ayaa waxaa ay sheegtay in Somaliland ay leedahay cadow badan oo aan u quudheen maalgalinta Berbera lagu sameynaayo

Geesta kale Marwo Adna waxaa ay si aqoon leh u sheegtay in ujeedka ugu weyn ee ciidankaas Saldhiga  looga siiyey Berbera ay tahay sidii ay ugu ilaashan lahayeen dhaqaalaha ay galinayaan dekada iyo isku socodka maraakiibta Badeena mareysa

 

Comments

comments