Somaliland: Tirada Ciidanka Imaaradku Keenyo Berbera Iyo Hordhaca Ciidanka Oo La Soo Xaqii,,

278

Tiradda hor dhaca ah ee la filayo in imaaraatka carabtu ay keenaan magaaladda Barbara ayaa dibadda u soo baxday waxaana la filayaa in ay keenaa ciidan hor dhac ah oo tiradoodu gaadhayso ilaa 300 oo askari kuwaas oo aan la hubin in ay yihiin dhalat imaaraati ah iyo in ay noqon doonaan askar imaaraatku qortay.

Tiraddani ciidan ayaa la filayaa haddii eebe idmo in la keeno ka dib marka wasiirka duulista iyo hawadda ee waddankaasi uu maanta oo uu socdaal ku imanayo magaalada Barbara uu ku qanco madaarkaasi.

Waxaana wararku u badan yihiin in bishan gudaheeda la keenayo ciidankan.

Comments

comments