Wasiirka wasaarada madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa waxaa uu si dadban ugu hanjabey shacabka reer Oodweyne oo iyagu maalmihii ugu danbeeyey diidanaa shidaal baadhista gobalkaasi laga sameyn doono  ka dib markii isfaham xumo soo kala dhex gashay xukuumada iyo shacbigaasi

Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in aanay xukuumad ahaan aqbali doonin cid kasta oo is hortaagta mashaariicda dalka ka socda sida kuwa shidaal baadhista

Comments

comments