War Deg Deg Ah: Xukuumadda Oo Imika Ansixisay In Siciid Cilmi Rooble Xabsiga La Dhigo + Sababta

War Deg Deg Ah: Xukuumadda Oo Imika Gacanta Ka Saaratay Qolayaha Amaanka Dalka Inay hada Xabsiga Soo Dhigaan Xildhibaan Siciid Cilimo Rooble Oo Ka Tirsan Xisbiga Mucaarid ka ah Ee Waddani

Iyada oo lo aanaynayo inu siciid cilmi rooble Si adag uga hadlay arrimaha saldhigga Ee Dalka imaaradka carabta isaga oo maalmihi ugu danbeysay aad u dhalacayey xukuumadda Somaliland

Waxaney inta wararku ku darayeen inu siciid cimi Rooble Diiday Inu Ka Gaabsadu Hadal Haynta Saldhiiga Milatery Ee Maggaladda Berbera Laga Siyey Dawladda Imaaradka Carabta

Hadaba siciid ayaa tan ilaa  maalinti Heshiiska Dp World Afka Ula Baxay Cayda Xukuumadda Siilaanyo Isagu oo aan waxba u Qaraiin

Ayaa waxa manta warqad xadhig loo soo jar In Xabsiga la Dhigo waxana warkan iidin soo halay shabkadda wargane

Wixii warar ah ee danbe iisha Ku Hay Shabakadda Wargane News

Comments

comments