Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa waxaa uu qarka u saaran yahay in mar labaad uu qaraxii ugu weynaa ka dhex dilaac isla markaana uu sameyn ku yeesho

Qaraxan laga cabsi qabo ayaa waxaa uu yahay mid ku saleysan cida majaraha qaban doonta gudoomiyaha xisbigaas Muuse Dabadii taas oo ay ku loolamaan Wasiir Maxamuud Xaashi iyo  Korneel l Maxamed Kaahin oo iminka ah gudoomiye ku xigeenka xisbigaas

Waxaaan guud ahaan Somaliland laga dareemay loolanka iyo guuxa kursigaas gaar ahaan magaalada Burco oo ay siyaasiyiintan loolanku ka dhex curtey ay ka soo jeedaan

Comments

comments