Prof Ismaciil Hurre Buubaa oo maanta ka hadlaayay munaasibad xisbiga Waddani ku soo dhaweynaayey taagerayaal cusub oo ka dhacdey magaalada Borama waxaa uu sheegay in dalka dhawaan uu ka dhici doona isbedel siyaasadeed

Sidoo kale Prof Buubaa ayaa waxaa uu sheegay in dalka ay ka jirto abaar xun oo ilahay SWT keenay iyo abaar xukuumada Kulmiye keentay isla markaasna abaartaas Kulmiye keenay lagaga bixi karo iyada oo ay bulshadu tidhaahdo dhabar na tus Kulmiyoow maalinta doorashada waa sida uu hadalka u dhigaye

Comments

comments