Somalia: Xasan Sheekh Oo Xil Cusub Loo Magcaabay

258

madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa loo dhaariyey xubin ka mid ah golaha shacabka dalka Somaliya

Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta lagu dhaariyey kulan ay xildhibaanadu yeesheen si waafaqsan dastuurka dalkaas qodobkiisa64aad.

Xasan Sheekh ayaa sii ahaan doona xildhibaan noloshiisa oo dhan madaama uu yahay madaxweyne soo hogaamiyey dowlad rasmi ah .

Xasan Sheekh ayaa noqonaaya xildhibaanka 276 golaha shacabka

xildhibaanada baarlamaanka ayaa sacab ku soo dhaweeyey xildhibaan Xasan Sheekh markii la dhaarinayey

Comments

comments