Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa laga helay cod sir ah isaga oo la shiraya jilib hoose oo beeshiisa ah .

Muddane Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu shirkan hoose ee uu beesha la galay uu ku sheegay in uu qorsheeyey in uu gudoomiyaha xisbiga UCID uu ku wareejiyo beesha habar Jeco , beelaha hartidana uu ka dhito madaxweyne ku xigeen sidoo kalana beesha Arab uu siiyo gudoomiyaha golaha guurtida halka uu beelaha Ciise uu siin doono gudoomiye ku xigeenka golaha wakiilada

 

Comments

comments