Somaliland: Muuse Biixi Farmaajo Waa Nin Adag Duco Iyo Habaartuna U Diri Maayo Waayo Waa,,,

813

Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye isla markaana ah musharaxa madaxweyne ee xisbigaasi waxaauu ka hadley madaxweynaha cusub ee dalka Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

Muj Muuse Biixi waxaa uu sheegay in aanu isagu wax duco ah iyo habaar toona u direen madaxweyne Farmaajo , isla markaana waxaa uu hoosta ka xariiqay in Farmaajo uu ka duwan yahay madaxweynayaashii hore u soo qabey talada dalka Somaliya

 

Comments

comments