Xukuumadda uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajisay in Cadawga koobaad ee Somaliland leedahay uu yahay Dalka Jabuuti ee ay jaarka yihiin. Sidaana waxa shaaciyay Wasiirka Warfaafinta Cismaan Saxardiid Caadaani oo War-baahinta maanta kula hadlay Magaalada Hargaysa. Hoos ka DAAWO Hadalkii Wasiirku umuurtaas kaga hadlaayo.

 

Comments

comments