Somaliland: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Kala Diray Guddidii Dacwadaha Dhulka

103

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa Kala Diray Guddidii Dacwadaha Dhulka taas oo mudo xileedkeedu ahaa laba sanno islamarkaana noqotay mid mudo dhaaf ka badan labadii sanno ee loogu tala galay ku yimid.

Comments

comments

SHARE