Gudida joogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa ay kulan la yeesheen wasiirka arimaha gudaha Somaliland Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon.

Gudida ayaa waxaa ay wasiirka wax ka weydiiyeen buuq ka taagan cashuuraha warshad-leyda iyo dawlada hoose ee Hargeysa

Comments

comments