Biriijkii Ugu Weynaa Magaalada Hargaysa Oo Qarka U Saaran Inuu Dumo, Wasiirkii Hawlaha Guud Cali Mareexaan, Oo Kaanbayn Siyaasadeed Kaga Mashquulay Shaqadiisi Iyo Qaylo Dhaanta Bulshada.

Biriijka ugu weyn ee Magaalada Hargaysa kala qaybiya ayaa qarka u saaran inuu gabi ahaanba dumo oo meesha ka baxo.

dadweynaha rer Hargaysa ee isugudubka magaalada uu Biriijkani u hawl yareeyo ayaa iyaguna qaylo dhaan culus kaga tiraabay dumitaanka Biriijka weyn. Arrintan ayaa ku soo beegmaysa xili Wasaaraddii Qaranka ugu xilsaarnayd ka warhaynta wadooyinka halbawlaha ah iyo Biriijyada Wasiirkeedii Cali Xasan Maxamed uu olole siyaasadeed kaga mashquulay shaqadii Wasaaradan xiligan oo waliba abaar lagu jiro, isagoo kaanbayn aan wakhtigiisi joogin ka wada magaalada Burco siday ku eedeeyeen shacbiga iyo dhalinyaradda degaanka uu ka soo jeeda. Qaylo dhaanta Biriijka Hargaysa

Comments

comments

SHARE