Wasiirka wasaarada ganacsiga Somaliland Cumar Shuceyb Maxamed ayaa waxaa uu faahfaahiyey kulan ay maalintii shalay aheyd ay fooda isku dareen ganacsada Somaliland .

Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in ay ganacsatada ay ka wada hadlayeen arimaha meeceshada iyo sidi ay isku jaan goyn lahayeen qiimaha sarifka Doller-ka ee hoos loo dhigay iyo qiimaha ay maceesha ku iibiyaan waxaana uu hoosta ka xariiqey in ay arintaasi isla meel dhigeen oo ay sheegen in lacagta dalka ee Somaliland Shiling wax ku iibin doonan

Comments

comments