Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa waxaa uu amaro dul dhigay dadka ajaanibka ah ee ku sugan gudaha Somaliland .

Wasiirka ayaa waxaa uu ugu baaqey dhamaan dadka ajaanibka ah ee Somaliland ku sugan in ay iska diwaangaliyaan goobaha loo furay isla markaana hadii ay isdiwaangalin waayan la qab qaban doono

Comments

comments