Xildhibaan Rayte oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ka tirsan saraakiisha xisbiga Waddani ayaa waxaa uu ka hadley sicir bararka dalka ka jira .

Xildhibaanka ayaa waxaa uu si aqoon leh uga hadley waxyaabaha saldhiga u ah sicir bararka dalka ka jira waxaana uu hoosta ka xariiqay in sheyga ugu weyn uu yahay lacagtii dalkani lahaa oo isticmaalkeedii la joojiyey

Sidoo kale xildhibaanka ayaa waxaa uu xusay in aan wali xukuumadu helin xalkii sicir bararka lagaga gudbi lahaa waxaana uu sheegay in go,aamada xukuumadu soo saartey aaney aheyn qaar wax ka bedeli kara heerka uu sicir bararku maraayo

Comments

comments

SHARE